focus
“Aniga Oo Agaasime Ka Ah Wasaaradda Caafimaad Ee Muqdisho Ayuu Haddana Dareenku I Keenay Halkan Oo Dayac Iiga Muuqday…” Marwo Edna Aadan Ismaaciil
(SLT-Hargeysa)-Marwo Edna Aadan Ismaaciil ayaa ka warramay barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne oo uu maanta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad, Halkan hoose ka DAAWO