focus
Sharciga Shidaalka Ee Soomaliya Nama Khuseeyo Wasiirka Macdanta Somaliland
(SLT-Hargaysa) Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal oo waraysi siiyay Telefeeshinka Universal ayaa ka hadlay sharcigii dhawaan ay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaliya ee Shidaal soo saarista. Hoos ka DAAWO