focus

DAAWO: Afhayeenka Waftiga Xukuumadda Ee KENYA Ku Sugan Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay Cid Kasta Oo Masuuliyiinta Soomaaliya Ah La Kulmi Doonaan.

Published on

(SLT-Nairobi) Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Sidoo kalena Ah Afhayeenka Waftiga Xukuumadda Somaliland ee Nairobi ku sugan Faysal Cali Waraabe ayaa qiray Shri qarsoodi aha oo ay Nairobi kula Shireen siyaasiyiin Soomaaliyada Muqdisho Ka tirsan. Wuxuuna Sheegay inay cid kasta la kulmi doonaan oo Soomaliya Ka socota. Hoos ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.