focus
DAAWO: “Haddii Aanu Nahay Beesha Dilka Gaystay Ee BICIIDE Waxa Aanu Balan Ku Qaadaynaa In…” Suldaan Siciid Sheegay Inay Si Deg-Deg Ah U Soo Qabanayaan Ninkii Shalay Dilka Ka Geystay Ceel-Afweyn
(SLT-Hargeysa)-Suldaan Siciid Yuusuf Du’caale ayaa sheegay inay soo qabanayaan ninkii maalintii shalay dilka ka geystay deegaanka Ceel-Afweyn, Halkan hoose ka DAAWO