focus

Dagaal Culus Oo Ciidammada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Ku Dhex-martay Gobolka Sanaag, Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Leh Oo Ka Dhashay Dagaalka

Published on

(SLT-Hargeysa)-Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday sida la sheegay dagaal ciidanka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland ku dhex-maray degaanka Dhamala-cagare oo ka tirsan degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.