focus

“Prof. Samatar Markii Uu KULMIYE Ahaa Iyo Sidda Uu Iminka U Dhaqmayaa Waa Kala Laba Siyood Oo Aan Shaqo Isku Lahayn…” Xukuumadda Biixi Oo Weerar Afka Ah Ku Qaadday Prof Samatar

Published on

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa sheegay in is bedel ku yimid qaabka uu dhaqmayo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar markii uu ku soo biiray xisbiga KULMIYE iyo wakhtigan, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.