focus
Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyey In Aanu Dhex U Ahayn Shacabka Somaliland
(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa waxaa uu arrin lala yaabo ku tilmaamay heshiis ay xisbiyada UCID iyo KULMIYE ay si gaar ah uga wada gaadheen arrimaha doorashooyinka.
Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa sidoo kale madaxweyne Biixi ku eedeyay in aanu shacabka Somaliland dhex u aheyn, Halkan hoose ka DAAWO