(SLT-Hargeysa)-Iyadoo lagu lagu jiro diyaar-garowga xuska dabaal-daga 18 May ayaa qaybaha kala duwan ee Ciidamada qalabka siddaa ay ku guddo jiree gaado ka ciyaar ay samaynayeen todobaadyadii ugu dambeeyay,
Marka laga yimaado Gaado-ka ciyaarka ay sameenayaan Ciidamada Milatariga, Booliska, Asluubta, Badda, laanta socdaalka, iyo Damdamisku ayaa waxaa intaasi u dheer in uu dhexdooda ka jiro tartan gaaddo ka ciyaar ka dhexeeya lana xuso Ciidanka ugu marista wanaagsan.