focus

DAAWO: Madaxweyne Biixi Oo U Ambabaxay Dalka Itoobiya Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Safarkooda

Published on

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd u dhoofay magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya.


Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa ka warbixiyay ujeedada safarkooda, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.