focus
“Hadalka Ay Yidhaahdaan-ba Caddayntiisa Ayaa Looga Baahan Yahay, Haddii Madaxweynuhu Uu Qasri U Dhisayo…” Xukuumadda Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedaymo WADDANI U Jeediyay Madaxweyne Biixi
(SLT-Hargeysa)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda qorshaynta qaran ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo uu xisbiga WADDANI u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO