focus

DAAWO: Madaxweynihii Hore Axmed Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Xukuumadda Tallada Haysa Ee Muuse Biixi Oo Ka Muquuratay Soo Dhawayntiisa

Published on

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxaanu lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.


Mas’uuliyiinta xukuumadda tallada haysa ee Muuse Biixi ayaa gabi ahaanba ka muquurtay soo dhawaynta Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxa uu ka hadlay dareenkiisa isaga oo u mahadceliyay dadkii soo dhaweeyay, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.