focus

Warbixin Uu Soo Saaray Ururka Fadhigiisu Yahay Dalka Maraykanka Oo Lagu Sheegay In Somaliland Ay Ka Xorriyad Wanaagsan Tahay Dalalka Jabuuti, Itoobiya Iyo Soomaaliya

Published on

(SLT-Hargeysa)-Warbixin uu soo saaray ururka freedom House oo fadhigiisu yahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa waxa lagu sheegay in Somaliland ay ka xorriyad wanaagsan tahay dalalka Geeska Afrika ee Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya marka laga reebo Kenya, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.