focus
Cabdiraxmaan Dheere Oo Shaaciyey In Uu Ka Tanaasulay Xilkii Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE
(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta shaaciyey inuu ka tanaasulay xilkii gudoomiyaha golaha dhexe ee Kulmiye oo uu hore u shaaciyey inuu u tartami doono, Halkan hoose ka DAAWO