focus

Xisbiga WADDANI Oo Beeniyay Tartan Caalami Oo Xukuumadda KULMIYE Sheegtay In Lagu Qabanayo Somaliland

Published on

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu eedeymo kulul u jeediyey wasaaradda ciyaaraha Somaliland isaga oo ku sifeeyey in wasaaradaasi ay shaqadii qaranka ay u haysay ay si weyn ugu fashilantey, waxaanu ka hadlay tartan caalami ah oo la sheegay in lagu qabanayo Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.