Articles

Hogaamiyaha Kalitaliyaha ah mar baan taageera…W/Q Barkhad-ladiif M. Cumar

Published on

Hogaamiyaha Kalitaliyaha ah mar baan taageera markaasina waxay tahay wuxuu kor usoo qaada hanka beelaha laga tiradda badan yahay ama la hayb sooco, waxaanu u dhiibaa xilalka ugu waaweyn.

Sababtuna waxay u arkeen inay tahay dadka kaliya ee aan kursigoodda gungureen ee ay wada shaqaysan karaan.
Hadii hogaamiyeyaasha kale intaas kaga dayan lahaayeen dhulka Soomaalidu barwaaqo iyo horumar bay gaadhi lahaayeen, balse inkaasta haysataa waa

sii fogeynta beelahaasi lagu sheego inay tiro yar yihiin.

Copyright © 2020 Somaliland Today.