focus
Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Muddo Kordhin Kooban Oo Loo Sameeyay Golaha Wakiillada
(SLT-Hargeysa)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ayaa ku dhawaaqay muddo kordhin ay u samayeen golayaasha wakiilada iyo Guurtida .
Guurtida ayaa ku dhawaaqdey in ay doorashada golaha wakiiladu ay dhici doonto bisha 12 ee sanadka 2019 , sidoo kale na ay doorashada golaha guurtida ay dhici doonto bisha 12 ee sanadka 2020.
Muddo kordhintan kumay jirin lagumana soo hadal qaadin golayaasha deeganka oo muddo xileedkoodu dhamaanyo bisha saddexad ee sannadkan.