focus
“Xisbigii UDUB Boorama Kuma Burburin…” Wasiir Hore Ee Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Boqor Buurmadow
(SLT-Hargeysa)-Wasiir hore ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, Halkan hoose ka DAAWO