focus
DAAWO: Xisbiga KULMIYE Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirweynaha Golaha Dhexe
(SLT-Hargeysa)-Xisbiga KULMIYE ayaa waxa uu maanta shaaciyay wakhtiga la qabanayo shirweynaha xisbigaasi iyo magaalada lagu qabanayo oo lagu dhawaaqay, Halkan hoose ka DAAWO