focus
“Adeer Laba Gacmood Oo Hagbad Ayaynu Galnay Oo Way Dhammaadeen, KULMIYE-na Waa Xisbi Qaran…” Madax-dhaqameedka Beesha Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Uga Jawaabay Boqor Buurmadow
(SLT-Hargeysa)-Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Cali oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland ayaa waxa uu si adag u naqdiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, Halkan hoose ka DAAWO