focus

“Laba Xisbi Oo Kaliya Doorasho Ma Gali Karaan…” Xildhibaan Siciid Cartan Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Madaxweyne Biixi Uu Damacsan Yahay In Uu Kala Diro Golleyaasha Deegaanka

Published on

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa waxaa uu caddeeyey in Laba xisbi oo qudha aaney galin Karin doorashoyinka soo socda isla markaana aaney suurto-gal aheyn in uu doorashadaas ka maqnaado xisbiga WADDANI oo helay doorashadii ugu dambeysay codad ka badan 40%, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.