focus
DAAWO: “Waanu Dhisaynaa Dhammaan Madaarada Dalka, Waxa Kale Oo Aanu Dhisaynaa 7 Dekedood…” Wasiir Cabdillahi Abokor
(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Horumarinta Jidadka iyo Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxa uu soo bandhigay waxa ay qaban doonaan sannadka soo socda, Halkan hoose ka DAAWO