focus
DAAWO: “Anigu Waxa Aan Ka Mid Ahay Dadka Hooyadood Umusha Ku Dhimatay Ee Caafimaadka…” Wasiirka Caafimaadka Somaliland.
(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka somaliland Dr. Xasan Ismaciil Yuusuf Warsame ayaa ka warramay xaaladda caafimaadka dalka iyo dhibaatooyinka jira, Halkan hoose ka DAAWO