focus DAAWO: “Weerarkii Xalay Ee Jabhada Kornayl Caarre Khasaare Kama Dhalan “Xukuumadda Somaliland. By Wariye Published on November 22, 2018 (SLT-Ceel-afweyn)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in weerarkii xalay magaalada Ceel-Afweyn ay ku soo qaadeen Jabhadda uu hoggaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre, aanu sababin wax khasaare ah.Boos Mire Maxamed, wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo Ceel-Afweyn ugu warramay Wariye Maxamuud Mas’uul ayaa sheegay in weerarkaasi socday 10 daqiiqo islamarkaana ujeedka Caarre ahaa Carqaladaynta Nabadda Beelaha halkaasi wada dega.Wasiirku waxa uu sheegay in Kornayl Caarre, ay maalgelinayaan dalal shisheeye oo nabadda Somaliland Carqaladaynaya, Halkan hoose ka DAAWO Related Topics: focus Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya focus Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya English Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray focus Bariiska Carruurtayda English Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti News Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton