focus DAAWO: “Muuse Biixi Caadifad Ayaa Qaaday, Ma Joojin Karo Wadahadallada Somaliland Iyo Soomaaliya, Jabhadii SNM Ayaa Odhan Jirtay Siyaad Barre La Hadli Mayno Ee Ma Jabhad Ayaynu Nahay…” Faysal Cali Waraabe By Wariye Published on November 22, 2018 (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay hadal shalay ka soo yeedhay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ahaa inay Somaliland jiijinayso wada-hadalladii ay kula jirtay Soomaaliya, waxaanu dhaliilo culus u jeediyay xukuumadda tallada haysa, Halkan hoose ka DAAWO Related Topics: focus Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya focus Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya English Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray focus Bariiska Carruurtayda English Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti News Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton