focus Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Dhabaha Madaarka Laascaanood. By Wariye Published on November 17, 2018 (SLT-Laascaanood)-Wasiirka Arrimaha Gudaha JSl Maxamed Kaahin Axmed oo ay Weheliyaan Wafti Wasiiro ah iyo Gudida Nabadaynta golaha guurtida , Maamulka Heer Gobol iyo Heer degmo ee Gobolka Sool ayaa saaka Si rasmiya u Dhagax dhigay Dhismaha Waddo laamay ay oo isku xidhi doonta Madaarka iyo Magaalada Laascaanood.Dhismaha Jidkan Laamayga Ah oo dherer ahaan Dhan 5KM ayaa loogu magac daray Garaad Ismaaciil Ducaale Road.mashruuca dhismaha wadadan ayaa waxaa maalgalintiisa iska kaashaday sanduuqa horumarinta midawga yurub iyo Xukuumada Somaliland kaasi oo dhismihiisa fulin doonto shirkada dhismaha ee shire construction company. Related Topics: focus Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya focus Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya English Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray focus Bariiska Carruurtayda English Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti News Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton