Horta waxaan sii niyo u canbaareynayaa isku shaandhayntan Maanta Dr Sacad Ali Shire Maaliyadda u dhibay Isagoo Dr Sacad Cali Shire ku Guuldarraystay wasaaradda arrimaha dibedda.
Shirkii Gacan Libaax aanu tix gelin.
Cid kasta inuu fogeeyo mooyee soo dhaweyn gar-qaadasho Ma yaqaan ilaah Ma barin.
Weli Xisbiyada Mucaaridku awooda mucaaridnimo Sharcinimo ay u leeyihiin Xukuumada Muuse may tusin tudhallee badan shacabka dartii sumcada Somaliland ee calaamka.