focus

DAAWO: “Madaarka Berbera Ee La Ii Magacaabay Maaha Meel Jirta, Waa Saldhig Millatari Imaaraadka Carabta Ayaa Lagu Wareejiyay Gacanteena Kuma Jirto…” Maxamed Yuusuf

Published on

(SLT-Hargeysa)-Maamulihii hore ee garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo loo magacaabay maamulaha madaarka Berbera ayaa yidhi meesha lay magacaabay meel jirta maaha ee waa saldhig millatari, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.