advertise

DAAWO: “Labada Guddoomiye Ee Xisbiyada WADDANI iyo UCID-ba Waxa Ay Ku Dhawaaqeen Inay Shir-beeleed Qabanayaan…” Madaxweyne Muuse Biixi

Published on

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada si waafi ah ula wadaagay xaaladda guud ee dalka, horumarka la gaadhay, isaga oo sidoo kalena deedafeeyey eedaymo aan sal lahayn oo hoggaanka axsaabta mucaaridku ku wiiqayaan midminada iyo wada-jirka shacabka, isla-markaana ku dabrayaan geeddi-socodka Dimuqraaddiyadeed ee dalka, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.