focus

DAAWO: Odayaasha Ka Cabanaya Maayirka Magaalada Berbera Oo Ay Sheegay In Uu Ku Haysto Dhul Ay Leeyihiin

Published on

(SLT-Hargeysa)-Odayaal warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay cabasho xooggan ka muujiyeen Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin Iyaga oo sheegeen in uu ku haysto dhulkooda, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.