focus

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Oo Xanuunsanaya Iyo Hooyadii Oo Codsi U Dirtay Soomaalida

Published on

(SLT-Jigjiga)-Hooyada dhashay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kasoo muuqatay muuqaal laga soo duubay oo soconaya daqiiqad iyo badh, kaasi oo ay codsi ugu direysay shacabka Soomaalida.

Madaxweynihii Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa hooyadii waxay sheegtay inuu ku xanuunsanayo saldhiga uu ku xdhran yahay oo ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.