focus

DAAWO: Guurtida Oo Joojinayaan Wada-Shaqayntii Golaha Wakiillada, Waa Maxay Sababtu?

Published on

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland isla markaana maanta hadal ka jeediyey fadhigii saaka ee golahaasi ayaa waxaa uu xildhibaanada golahooda iyo shirgoonka-ba ugu baaqay in ay joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahayeen golaha wakiilLada.

Xildhibaanka ayaa taas sabab uga dhigay ka dib markii golaha wakiiladu ansixiyey xeer ay golaha guurtidu soo celiso xeerkaas oo ah xeerka Kufsiga , isla markaana uu sheegay in wax ka bedelkoodii ay diideen golaha wakiilladu, Halkan hoose ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.