Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Galabta Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal Iyo Qaabka Loogu Soo Dhaweeyey Boorama +SAWIRRO

focus

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Galabta Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal Iyo Qaabka Loogu Soo Dhaweeyey Boorama +SAWIRRO

(SLT-Boorama)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa galabta safar shaqo ugu baxay gobolka Awdal, iyadoo si balaadhan loogu Soo dhaweeyey duleedka magaalada Boorama.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top