All posts tagged "featured"
-
focus
”Madaxweynuhu Khaayinimo Qaran Ayuu Sameeyay, Riyo-Raac-Na Ha Is-Casilo…” Buurmadow
February 28, 2020(SLT-Hargeysa)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa si kulul uga hadlay heshiiskii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo...
-
focus
“Muuse Wuu Hafiyay Mucaaradka…” Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa
February 28, 2020(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Ismaaciil Horre Buubaa ayaa ka hadlay Khilaafka Xisbiyadda iyo xukuumadda, ee Doorashada, Kulankii Madaxweyne Muuse...
-
focus
Madaxweyne Ku-Xigeenka IRAN Oo Laga Helay Coronavirus
February 27, 2020(SLT-Tehran)-Madaxweyne ku-xigeenka Iran ee arrimaha haweenka iyo qoyska Masoumeh Ebtekar, ayaa ka mid noqotay dadka laga...
-
focus
“Faysalow Shalay Waxaad Igu Tidhi Waa Khaayin Khaayin Dhalay Maanta Waanigaa Ku Soo Dhawaynaya…” Madaxweyne Biixi Oo La Garnaqsaday Faysal Cali Waraabe
February 27, 2020“Faysalow Shalay Waxaad Igu Tidhi Waa Khaayin Khaayin Dhalay Maanta Waanigaa Ku Soo Dhawaynaya…” Madaxweyne Oo...
-
focus
“Si Doorashadii Inoogu Qabsoonto Waxa Aanu Ku Heshiinay…” Cirro Oo Ka Hadlay Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Biixi
February 27, 2020(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ka hadlay nuxurka heshiis...
-
focus
“Aniga Iyo Cirro Maaha In La Noo Arko Laba Nin Oo Isku Reer Ah…” Faysal Oo Ka Hadlay Heshiis Ay La Gaadheen Madaxweyne Biixi
February 27, 2020(SLT-Hargeysa)-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Heshiis Ay La Gaadheen Madaxweyne Biixi, Halkan hoose ka DAAWO
-
focus
Nuxurka Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Biixi, Cirro Iyo Faysal
February 27, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah...
-
focus
“Doorashada Waxa Noo Qabanaya Komishankii Hore…” Guddoomiye Cirro
February 27, 2020(SLT-Hargeysa)-Waxa si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii ka dhashay doorashooyinka, waxana Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...
-
focus
Itoobiya Oo Dalbatay In La Hakiyo Wada-Hadallada Webiga Nile
February 27, 2020(SLT-Addis Ababa)-Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii weydiisatay Mareykanka in la hakiyo wada-hadallo la filayey in maaanta ay...
-
focus
Trump Oo Kongresska Ka Codsaday Inay Siiyaan Lacag Uu Kula Dagaalamo coronavirus
February 27, 2020(SLT-Washington)-Madaxweynaha Dalka maraykanka Donald Trump ayaa hoos u dhigay cabsida laga qabo inuu ku faafo dalkiisa...