All posts tagged "featured"
-
focus
“Taawar Aanaan Ogeyn Oo Meel Laga Taagi Karaa Ma Jiro” Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyadda Somaliland
August 6, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa tilmaantay in qorshaheedu yahay sidii loo ilaalin lahaa daryeelka iyo caafimaadka Ummadda, loogana...
-
focus
Ganacsade Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika
August 6, 2020(SLT-Durban)-Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil nin Soomaali ah loogu geystay gudaha waddanka Koonfur...
-
focus
Facebook Iyo Twitter Oo Hawada Ka Saaray Muuqaalo Uu Trump Faafinayey
August 6, 2020(SLT-Washington)-Shabakadaha internetka ee Twitter iyo Facebook ayaa hawada ka saaray fiiramaha uu barahaasi ku faafinayey Madaxweynaha...
-
focus
Xiisadda Masar Iyo Itoobiya Oo Ka Dartay Kadib Go’aan Kasoo Baxay Dawladda Masar
August 5, 2020(SLT-Qaahira)-Xiisadda Itoobiya iyo Masar oo rajo laga qabay in xal loo helo ayaa mar kale xaalad...
-
focus
Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Maanta Ka Dhacay Buurta Sheekh.
August 5, 2020(SLT-Sheekh)-Saddex qof ayaa illaa inta imika la xaqiijiyay ku geeriyooday, halka tirro intaas ka badanna ay...
-
focus
Damaca Turkiga, Qatar Iyo Itoobiya Ee Khayraadka Soomaaliya (Horumar Mise Halis)?
August 5, 2020(SLT-Muqdisho)-Dawladda iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilowgii sannadkan 2020 ansixiyey Sharciga Batroolka Soomaaliya, sharcigan oo la dadajiyey...
-
focus
Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyo Waa Weyn Oo Gilgilay Dalka Lebanon Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey
August 5, 2020(SLT-Beirut)-Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxyo waa weyn oo fiidkii hore ee xalay gil-gilay...
-
focus
Wafti Ka Socda Dawladda Shiinaha Oo Ku Soo Waajahan Somaliland
August 4, 2020(SLT-Hargeysa)-Xog aanu helayno ayaa sheegaysa in magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ay kusoo waajahan yihiin wafti...
-
focus
Soomaali Ku Xidhan Xabsiyada Sacuudiga Oo Biyaha Ka Caba Suuliyada
August 4, 2020(SLT-Riyadh)-Dad badan oo ajaanib ah ayaa ku xidhan xabsiyada Sacuudiga, waxaana ka mid ah dad Soomaali...