-
Kumanaan Qof Oo Ku Go’doomay Xadka U Dhaxeeya Turkiga iyo Giriiga
March 2, 2020(SLT-Ankara)-Kumanaan qof oo ka soo dhaqaajiyay dhinaca dalka Turkiga kadib markii dawladda dalkaasi ay ku dhawaaqday...
-
Madaxweyne Trump Oo La Kulmaya Dhaleeceyn La Xidhiidha Socdaalka Uu Ku Tagay Dalka Hindiya
March 2, 2020(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo maalmo ka hor booqasho ku tagay caasimada hindiya ee Delhi iyo...
-
Golaha Guurtida Oo Guddi Nabadeed U Diray Deegaan Laga Helay Macdan Oo Uu Ka Dhacay Dagaal Beeleed
March 1, 2020(SLT-Sanaag)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa Guddi u saaray Xallinta dagaal laba beelood oo Walaalo ah ku dhex...
-
Xildhibaan Ka Hadlay Dagaal Ka Dhex Qarxay Ciidammada Somaliland Iyo Puntland
March 1, 2020(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Ka Hadlay Dagaal Dhex-maray Ciidammada Somaliland Iyo Puntland, Halkan hoose ka DAAWO
-
Waraysi Xasaasi Ah Oo Lala Yeeshay Siyaasi Ismaacil Hurre Buubaa
March 1, 2020(SLT-Hargeysa)-Waraysi Xasaasi Ah Oo Lala Yeeshay Siyaasi Ismaacil Hurre Buubaa, Halkan hoose ka DAAWO
-
Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay
March 1, 2020 -
“Waa Inaynu Ka Dheeraana Hadalada Naxliga Ah Ee Caadifadu Ku Jirto..” Xildhibaan Cumar Nuur Waaye
March 1, 2020(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cumar Nuur Waaye, oo ka mid ah Muddanayaasha Golaha Guurtida, ayaa ku baaqay in laga...
-
“Ceel-Afweyn Bulsho Nabadgelyada Boholyow u Qabtaa joogta…” Akadeemiga Nabada
March 1, 2020(SLT-Ceel-Afweyn)-Akaademiga Nabadda iyo Horumarka ee Somaliland oo fududeynta hawlaha wacigelinta nabadgelyada la xidhiidha u jooga deegaanada...
-
Qofkii Ugu Horreeyay Oo Coronavirus Ugu Dhintay Dalka Mareykanka
March 1, 2020(SLT-Washington)-Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa xaalad deg deg ah lagagu dhawaaqay kaddib marki qofki ugu...
-
Dawladda Mareykanka Oo La Safatay Masar, Una Digay Itoobiya
March 1, 2020(SLT-Washington)-Mareykanka ayaa uga digay Itoobiya inay ku dhaqaaqdo qorshaheeda biyo-xidheenka webiga Nile, ayada oo aan heshiis...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadallo Cadho Leh Kaga Jawaabay Qado Sharaftii Dhawaan Loo Sameeyay Maxamuud Xaashi Iyo Kooxdiisa, Safiir Baashe Cawil Ku Cannaantay
September 2, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dareen cadho leh ka muujiyay...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton