-
IRAN Oo Diiday Wadahadalo La Yeelato Maraykanka Iyo Midowga Yurub
March 1, 2021(SLT-Tehran)-Xukuumadda Iran ayaa sheegtay in ayna ka qeyb geli doonin shirar hor-dhac ah oo ay ku...
-
Murrashaxiinta U Tartamaya Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Gobolka Sool Ee Saddexda Xisbi U Sii Calaamadsadeen Guddoomiyaha Golah Wakiillada
March 1, 2021(SLT-Hargeysa)-Murrashax Axmed Cabdii Abyan oo ah Murrashax u tartamaya Golaha Wakiilada ee Somaliland, ayaa ku biiray...
-
Ma Dhabaa In Xidhiidh Qarsoodi Ahi U Bilaabmay Maxamuud Xaashi Iyo Hoggaanka KULMIYE Iyo Magalada Burco Oo Uu Ka Wado Olole Kulmiyeysan
March 1, 2021Warar Wargeyska Foore ka helay illo rasmi ah,ayaa tibaaxay in dhaq-dhaqaaqyo hor dhac ahi oo gooni-gooni...
-
KULMIYE Iyo WADDANI Oo Loollan Culusi Ku Dhex Marayo Gobolka Awdal Iyo Shaxda Deegaamaysan Ee Mid Waliba Tartanka Doorashada Ku Galayo
March 1, 2021Loollanka marba is-muquuninta Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI ee Gobolka Awdal, ayaa galay wajigii ugu dambeeyey ee...
-
Waa Sidee Xaaladda Somaliland Xilli Ay Doorashooyin Soo Dhow Yihiin, Xilka Madaxtooyana Ka Hadhay Sannad Iyo Badh
March 1, 2021Waxa aan qoraalkaygan ku eegayaa bal in aan sawir ka siiyo dadkayga iyo dalka guud ahaan...
-
“Biden Waxa Uu Ku Fashilmay Bishii U Horreysay Xukunkiisa….” Trump Oo Si Weyn U Dhaliilay Madaxweynihii Xilka Kala Wareegay
March 1, 2021(SLT-Washington)-Donald Trump oo jeediyay khudbaddii u horreysay tan iyo markii uu ka baxay Aqalka Cad ayaa...
-
Cabdikariin Xinif Oo U Jawaabay Ururka Mujaahidiinta Sooyaal
February 28, 2021 -
Abaanduulaha Koowaad Millatariga Somaliland Oo Kormeeray Jiida Hore Fadhiisimada Ciidamada Qarankaee Tukaraq, Beeniyay Warar Laga Faafiyay
February 28, 2021(SLT-Tukeraq)-Abaanduulaha Koowaad Ciidamada Qaranka Somaliland Sarreeyo Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale Afguduud ayaa beeniyay warar laga faafiyay...
-
Dowladda Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Inay Isir Sifeyn Ku Hayso Dadka Tigreyga Ah
February 28, 2021(SLT-Washington)-Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times...
-
“Anigu Loolan Uguma Jiro Booska Afhayeenka Madaxtooyada…” Mustafe Shiine
February 28, 2021
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadallo Cadho Leh Kaga Jawaabay Qado Sharaftii Dhawaan Loo Sameeyay Maxamuud Xaashi Iyo Kooxdiisa, Safiir Baashe Cawil Ku Cannaantay
September 2, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dareen cadho leh ka muujiyay...
-
Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Itoobiya Oo Si Wada-Jir Ah Ugu Raad-Jooga Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay
February 6, 2020(SLT-Haws)-Ciidanka booliska gobolka Hawd iyo ciidanka Itoobiya gaar ahaan ciidanka booliska degmada Xarshin ayaa si wada...
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Itoobiya Oo Si Rasmi Ah U Joojisay Maalgashigii 19% Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera + Wargeys Addis Ababa Ka Soo Baxa Oo Warbixin Ka Qoray
March 10, 2020(SLT-Addis Ababa)-Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in...