-
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Iyo Taliyaha Ciidamada Qaranka Oo Gaadhay Jiidda Hore Ee Fadhiisimada Ciidamada Millateriga Ee Gobolka Sool+SAWIRRO
March 2, 2021(SLT-Hargeysa)-Wafti uu hoogaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu wehelinaayo Taliyaha Guud ee...
-
Sheekh Adaan Siiro Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaalka Ku Yaalla Magaalada Hargeysa
March 2, 2021(SLT-Hargeysa)-Sheekh Adaan Xaaji Maxamuud (Sheekh Adaan Siiro) ayaa xaalad caafimaad loo dhigay cisbitaalka ku yaalla magaalada...
-
Nin Dil Ugu Hanjabay Madaxweyne KENYA Oo La Maxkamadeeyay
March 2, 2021(SLT-Nairobi)-Nin ku hanjabay inuu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa la soo taagay maxkamad ku...
-
Maxkamadda Caalamiga Ah HAGUE Oo Shaacisay Wakhtiga Rasmiga Ee Ay Bilaamayso Dhagaysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya
March 2, 2021(SLT-Nairobi)-Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa war qoraal ah oo ay ka soo...
-
Somaliland Oo Soomaaliya Ku Eedaysay Inay Ka Fidinayso Xoggo Been Abuur Ah
March 1, 2021(SLT-Hargeysa)-Agaasimaha wasaarada horumarinta caafimadka ee Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeyay in ay...
-
Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Oo Maanta Lagu Helay Dambi Musuq-Maasuq, Lagu Xukumay Xabsi
March 1, 2021(SLT-Paris)-Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex...
-
Madaxweyne Biixi Oo Soo Saaray Wareegto
March 1, 2021(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadallo Cadho Leh Kaga Jawaabay Qado Sharaftii Dhawaan Loo Sameeyay Maxamuud Xaashi Iyo Kooxdiisa, Safiir Baashe Cawil Ku Cannaantay
September 2, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dareen cadho leh ka muujiyay...
-
Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Itoobiya Oo Si Wada-Jir Ah Ugu Raad-Jooga Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay
February 6, 2020(SLT-Haws)-Ciidanka booliska gobolka Hawd iyo ciidanka Itoobiya gaar ahaan ciidanka booliska degmada Xarshin ayaa si wada...
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Itoobiya Oo Si Rasmi Ah U Joojisay Maalgashigii 19% Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera + Wargeys Addis Ababa Ka Soo Baxa Oo Warbixin Ka Qoray
March 10, 2020(SLT-Addis Ababa)-Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in...