-
Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland Oo Is-casilay.
March 3, 2021(SLT-Hargeysa)-Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa maanta si rasmi ah xilkaasi iska casilay. Maxamuud Warsame...
-
Xisbiyada Oo Ku Mashquulsan Kala Shaandheynta Liiska Murrashaxiinta, Xubno Bilaabay Inay Tanaasulaan Iyo Kuwo Loo Sheegay In Aan Meel Loo Hayn
March 3, 202188 Maalmood Oo Keliya ayaa ka hadhsan Maalinta Loo Dareerayo Codbixinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka Saddexda...
-
Xisbiga KULMIYE Oo Diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan Warsame Oo U Sharraxnaa Golaha Deegaanka Hargeysa.
March 3, 2021(SLT-Hargeysa)-Xisbiga KULMIYE ayaa diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan Warsame, oo u sharraxnaa golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa. Xisbiga...
-
“Waa In La Ciqaabaa Dhaxal Sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman” Ilhaan Cumar Oo Doonaysa In La Ciqaabo Dhaxal-sugaha Sacuudiga
March 3, 2021(SLT-Riyadh)-Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa salaasadii shalay soo saartay, qodob...
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Inay Maanta Ku Eekayd Is-casilaada Dadka Ka Shaqeeya Laamaha Dawladda Iyo Ciidamadda Ee Hanku Kaga Jiro Doorashooyinka Soo Socda
March 2, 2021(SLT-Hargeysa)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qoraal uu soo saaray ku caddeeeyey in muddada sharcigu u...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadallo Cadho Leh Kaga Jawaabay Qado Sharaftii Dhawaan Loo Sameeyay Maxamuud Xaashi Iyo Kooxdiisa, Safiir Baashe Cawil Ku Cannaantay
September 2, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dareen cadho leh ka muujiyay...
-
Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Itoobiya Oo Si Wada-Jir Ah Ugu Raad-Jooga Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay
February 6, 2020(SLT-Haws)-Ciidanka booliska gobolka Hawd iyo ciidanka Itoobiya gaar ahaan ciidanka booliska degmada Xarshin ayaa si wada...
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Itoobiya Oo Si Rasmi Ah U Joojisay Maalgashigii 19% Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera + Wargeys Addis Ababa Ka Soo Baxa Oo Warbixin Ka Qoray
March 10, 2020(SLT-Addis Ababa)-Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in...