

Xisbiyadda tallada haya ee dalalka Turkiga AK Party iyo Jabuuti RPP oo heshiis wadajir ah kala saxeexday
Xisbiga talada haya ee dalka Turkiga, AK Party ayaa Isniintii shalay heshiis iskaashi siyaasadeed la saxiixday...
-
Duulimaadyadii Diyaaradaha Itoobiya Iyo Eritrea Oo Maanta Dib U Billaabanaya
July 18, 2018(SLT-Asmara)-Maanta waxa dib u bilaamaya isku socodkii duulimaadyada diyaaradihii u kala gooshi jiray magaalooyinka Addis Ababa...
-
Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump Oo Ka Noqday Hadal Uu Hore U Yidhi
July 18, 2018(SLT-Moscow)-Madaxweyne Trump ayaa sheegay in uu aqbalayo xaqiiqada baadhitaanka laamaha sirdoonka Maraykanku ku sheegeen in Ruushku...
-
Dawladda Iran Oo Ku Hanjabtay Inay Tayayn Doonto Uranium-Keeda
July 18, 2018(SLT-Iran)-Iran ayaa sheegtay in ay isku diyaarinayso in ay dardar geliso barnaamijkeeda tayaynta Uranium-ka hadii uu...
-
Baadhitaan DNA Oo Lagu Ogaaday Dil La Geystay 30 Sanno Ka Hor
July 18, 2018(SLT-Indiana)-Nin 30 sano ka hor gabadh sideed sano jir ah ku dilay gobolka Indiana ee Maraykanka,...
-
DAAWO: Khudbadii Uu Farmaajo Ka Jeediyay Shirka Brussels Uga Socda Soomaaliya
July 17, 2018(SLT-Brussels)-Waxaa aanu halka idinku soo gudbinaynaa hadalladii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ka jeediyay shirkii...
-
“Magdhow Ayaan Siineynaa DP World…” Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay Inay Magdhaw Lacageed Oo Badan Siinayso Shirkadda DP World
July 17, 2018(SLT-Jabuuti)-Shirkadda laga leeyahay dalka Jabuuti ee maamusha Dekadda Doraleh ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay...
-
DAAWO: “Doorashadii Golaha Wakiillada Waxa Ka Hadhay 8 Bilood…” Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Saami-qaybsiga
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si faah-faahsan uga hadlay muranka ka taagan saami-qaybsiga kuraasta golaha wakiillada,...
-
DAAWO: “Soomaaliya Iyada Ayaa Gacanta Inagu Haysa…” Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Si Cadho Leh Uga Hadlay Ka Qayb-galkiisa Shirka Brussles
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Eng Cali Waraabe ayaa ka hadlay muran ka dhashay ka qeyb-galkiisa Shirka...
-
DAAWO: Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Reer Togdheer Ah Oo Taageeray Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn
July 17, 2018(SLT-Burco)-Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Reer Togdheer Ah Oo Taageeray Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn, Halkan hoose ka DAAWO https://www.youtube.com/watch?v=2-P8qMpTkVM&feature=youtu.be...
-
DAAWO: “Boqor Buurmadow Maxaa Lagu Xidhay Haddii…” Boqor Iimaan Warsame Oo Ka Hadlay Ergo Reer Somaliland Ah Oo Safar Ku Tagtay Maamulka Puntland
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqor Iimaan Warsame Oo Ka Hadlay Ergo Reer Somaliland Ah Oo Safar Ku Tagtay Puntland, Halkan...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
FAALLO: Mee Madaxweynihii Mujaahidka Ahaa
February 22, 2022Todobaadyo haddii la hillaadiyo aan ka yareyn 12-kii Asbuuc ee ina dhaafay, waxa Somaliland soo foodsaaray...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton