Dawladda Turkiga oo beenisay in gantaalaha difaaca ee S-400 la geeyey dalka Soomaaliya
Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Turkiga ayaa beenisay in gantaalaha difaaca ee S-400 la geeyey dalka Soomaaliya...
-
Natiijooyinka Hordhaca Ee Doorashada Zimbabwe Oo Lagu Dhawaaqay
August 1, 2018(SLT-Zimbabwe)-Xisbiga talada haya ee Zanu-PF ee dalka Zimbabwe ayaa la sheegayaa in ay ku guuleysteen codadka...
-
Israa’iil Oo Xabsiga Dhigtay Gabadh Falastiiniyiinta Gabay Ku Guubaabisa
August 1, 2018(SLT-Qaza)-Gabadh Carabta Israa’iil ah oo gabayda ayaa xukun xabsi ah loogu riday in ay rabsho abuuraysay...
-
Weeraro Iyo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Jalalabad Ee Dalka Afghanistan
August 1, 2018(SLT-Afghanistan)-Rag hubaysan ay weerar ku qaaday xero qaxooti oo ku taala magaalada Jalalabad ee dalka Afghanistan....
-
“Ciidammo Dib Loo Soo Celinayaa Ma Jiraan…” Somaliland Oo Shaacisay In Aan Ciidmmada Qaranka Laga Soo Qaadi Doonin Deegaanka Tuke-Raq
July 31, 2018(SLT-Hargeysa)-Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa Hargeysa ku sugnaa wefti ka socda Qaramada Midoobay iyo...
-
Agaasimihii Warfaafinta Ee Uu Maanta Xilka Ka Qaaday Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cadho Leh Uga Hadlay Xil Ka Qaadistiisa
July 31, 2018(SLT-Hargeysa)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cali Maxamed Cali (Cali-Caliyow) ayaa si cadho leh...
-
DAAWO: “Hawshan Aynu Wada Qabanno, Dhaliilaha-Na Aynu Isla Wada Saxno Oo Aynu…” Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farriin U Diray Shacabka Somaliland
July 31, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo...
-
DAAWO: “Maayirka Burco Waxa Uu Toos Uga Hor-Yimid Xukuumadda Madaxweyne Biixi…” Wasiir Si Qaawan U Weerartay Maayirka Muraad
July 31, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda xannaanada xoolahaSomaliland Marwo Yurub Abiib Cabdi ayaa si qaawan u weerartay Maayika magaalada...
-
DAAWO: “Cabdiwali Waxa Uu Yidhi Ceerigaabo Aniga Ayaa Leh” Faysal Cali Waraabe Shaaciyay In Siyaasadii Arrimaha Somaliland Fashilantay
July 31, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ku joogaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka...
-
DAAWO: Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Magacyadda Mas’uulyiintii Boobay Hantidii Ummada Ee Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xadiga Lacaga La Lunsaday
July 31, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Naasir Cali Shire Guddoomiyaha Gudida Dabagalka Iyo ilaalinta Hantida qaranka ayaa waxaa uu maanta shaaciyey...
-
War Deg-deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Iminka Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyey Xukuumaddiisa
July 31, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-172/072018, uu...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Mareykanka Iyo Midowga Afrika Oo Mar Ku Dhowaaday Inay Aqoonsadaan Somaliland
June 30, 2022(SLT-Washington)-Kaaliyihii hore ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanayd Afrika, Jendayi Frazer, ayaa sharraxaad ka...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton


