Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Xadhigga ka Jaray Hool Cusub oo Lagu Soo Kordhiyay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta si rasmi ah...
-
DAAWO: “Aayadihii Dadka Mas’uuliyiinta Lagu Akhriyay Ayaad..” Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Jawaabay Wiil Yar Oo Ku Akhriyay Aaydo Qur’aan Ah Oo Ka Hadlaya Madaxda
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada marti-qaad gaar ah ugu sameeyey...
-
Gabadh Yar Oo Reer Falastiin Ah Oo Dhirbaaxday Askari Israa’iili Ah Oo Xabsiga Laga Sii Daayay
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Cahid Tamiimi oo ah gabar yar oo reer Falastiin ayaa xabsiga laga sii daayay kaddib markii...
-
Madaxweyne Biixi Oo Tacsi U Diray Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Geeriyooday
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga...
-
DAAWO: “Waanu Ka Tashanayay Xukuumadda Madaxweyne Biixi Haddii…” Waxgaradka Magaalada Burco Oo Farriintii Ugu Adkayd U Diray Madaxweynaha
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Waxgaradka iyo dadweynaha reer Burco ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu baaqay in...
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Maslaxaad Ah Si Qarsoodiya Ula Qaatay Faysal Cali Waraabe
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xalay Madaxtooyadda kula kulmay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal...
-
War Deg-deg Ah: Xildhibaan Caan Ah Oo Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland Oo Geeriyooday
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Alle haw naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed oo ku magac dheeraa...
-
Dawladda Qatar Oo Lagu Edeeyay Wax Isdabamarin Si Ay U Martigeliso Ciyaaraha Koobka Adduunka
July 29, 2018(SLT-Qatar)-Dowladda Qatar ayaa wajaheysa eedeymo ah in xiligii ay u tartameesay marti gelinta ciyaaraha koobka adduunka...
-
Dhul Gariir Xooggan Oo Ku Dhuftay Jasiirad Ku Taalla Dalka Indonesia
July 29, 2018(SLT-Indonesia)-Dhul gariir xooggan ayaa ku dhuftay deegaan dalxiiska caan ku ah oo ku yaalla dalka Indonesia,...
-
Erdogan Iyo Donald Trump Oo Isku Khilaafsan Baadari Xabsi Guri Ku Ah Turkiga
July 29, 2018(SLT-Ankara)-Andrew Brunson ayaa 21 bilood ku qaatay xabsi ku yaala dalka Turkiga isagoo lagu eedeyay inuu...
-
Shaqaale Ka Tirsanaa Guddiga Doorashooyinka Dalka Ciraaq Oo Shaqada Laga Eryay
July 29, 2018(SLT-Ciraaq)-Shan sarkaal oo katirsanaa guddiga doorashooyinka ee dalka Ciraaq ayaa shaqadii laga eryay, kadib markii lagu...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Mareykanka Iyo Midowga Afrika Oo Mar Ku Dhowaaday Inay Aqoonsadaan Somaliland
June 30, 2022(SLT-Washington)-Kaaliyihii hore ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanayd Afrika, Jendayi Frazer, ayaa sharraxaad ka...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton


