Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Xadhigga ka Jaray Hool Cusub oo Lagu Soo Kordhiyay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta si rasmi ah...
-
DAAWO: “Qadiyadii Somaliland Waxa Ka Xoog Weynaatay Qadiyada Tuke-Raq…” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulan ay maanta la yeesheen wafti...
-
Caalim Diinta Islaamka Ah Oo Farriin Siyaasi Ah U Kala Diray Madaxweynayaasha Dalalka Soomaalida Ee ‘Biixi, Farmaajo, & Geelle
July 29, 2018(SLT-Jabuuti)-Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Diinta Islaamka ee ka soo jeeda...
-
“Dhaxal-sugaha Imaaraadka Waxaan Ku Idhi, Waxaad ka Leexateen Jidkii Toosnaa Ee Diinta Islaamka..” Raysal Wasaaraha Itoobiya
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Dr. Abyi Axmed oo socdaal ku jooga Dalka Maraykanka, ayaa Jimcihii Doraad kulan...
-
Saleebaan Cali Koore Oo Raali-gelin Ka Bixiyay Go’aankii Uu Wasiir Guri-barwaaqo Ku Joojiyay Mashruucii Lagu Tartansiinayay Golaha Wasiir Iyo Xaflad Lagu Abaal-mariyay 5 Wasiir Oo La Qabtay
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Saleebaan Cali Koore Oo Raali-gelin Ka Bixiyay Go’aankii Uu Wasiir Guri-barwaaqo Ku Joojiyay Mashruucii Lagu Tartansiinayay...
-
DAAWO: “Xildhibaannada Qabyaalada Qaawan Kaga Soo Hadlaya Gabiley Iyo Berbera Waxa Aanu U Sheegaynaa…” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Ceerigaabo Oo Taageeray Maayirka Burco
July 29, 2018(SLT-Ceerigaabo)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Ceerigaabo ayaa si weyn...
-
Madaxda Beesha Dhulbahante Ee Somaliland Iyo Qaramada Midoobey Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa + 4 Qodob Oo Lagu Xalinayo Collaada Tuke-Raq Oo Laga Soo Saaray
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Mas’uuliyiinta beesha Dhulbahante ugu jira xukuumadda iyo golleyaasha qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta Hargeysa kulan...
-
Imaaraadka Carabta Oo Raalli-gelin Ka Dalbaday Dawladda Soomaaliya
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in ay raalli gelin ka...
-
DAAWO: “Dalkii Maanta Waxa Uu Galay Go’doon Siyaasadeed, Xisbiga WADDANI-na Waxa Uu Qaadayaa Tallaabooyin….” Prof Ismaaciil Hure Buubaa
July 29, 2018(SLT-Garoowe)-Ismaaciil Hure Buubaa ayaa shaaciyay inay Somaliland gashay godoon siyaasadeed waxaanu sheegay in xisbiga WADDANI uu...
-
Jabuuti Oo Ka Jawaabtay Aragtida Ah Is Beddellada Gobolladu Go’doon Gelin Doonaan
July 29, 2018(SLT-Jabuti)-Dawladda Djibouti yaa ka jawaabtay dareenka falanqeeyayaasha siyaasadda ee aaminsan in isbedelada gobalka Geeska Afrika ka...
-
DAAWO: Suldaanka Beesha Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Hadallo Ka Soo Yeedhay MAAYIRKA BURCO, Farriina U Diray Goolleyaasha Deegaanka Dalka
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beesha Sacad Muuse Biixi ayaa ka hadlay...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Mareykanka Iyo Midowga Afrika Oo Mar Ku Dhowaaday Inay Aqoonsadaan Somaliland
June 30, 2022(SLT-Washington)-Kaaliyihii hore ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanayd Afrika, Jendayi Frazer, ayaa sharraxaad ka...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton


