“Isku dayada ay Muqdishu ku abuurayso khilaafyo been-abuur ah waxa ay muujinayaan nuglaanshahooda siyaasadeed ee ay la..” Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland
Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa sheegay in Siyaasadda Arrimaha dibadda ee Somaliland...
-
Britain oo u Ololaynaysa in Maxkamar Gaar ah Lagula Xisaabtamo Millatariga Waddanka Myanmar.
September 21, 2018(SLT-London)-BBC-da ayaa ogaatay in wasiirka arrimaha dibadda Britain, Jeremy Hunt, uu ka fikirayo qorshe ah in...
-
Wax Ka Ogow Sababta Mujtamaca Soomaaliyeed u Bur-burinayaan Falaasadahooda.
September 21, 2018Soomaalida ku xidhiidha baraha bulshada ayaa si aad ah iskula wadaagayay muuqaallo ay ku burburinayaan falaasadaha...
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Aqbalay Mooshin Laga Gudbiyey Raysal Wasaare Khayre
September 20, 2018(SLT-Muqdisho)-Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegayo in Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya loo...
-
Culimadda Somaliland Oo Bayaan Ka Soo Saaray Gefafka Iyo Khaladaadka Diineed Ee Ku Jira Xeerka Kufsiga
September 20, 2018Ujeedo: Bayaan Culimo (Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee Lr78 / 2018)....
-
DAAWO: 11 Hablood Oo Arag Naafo Ka Ah Ayaa Xaflad Aroos Loogu Qabanayaa Madaxtooyadda Somaliland
September 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Dadka araga naafada ka ah oo wada qorshe 11 hablood oo arag la’ xaflad guur loogu...
-
“Waxa Caddaatay In Dawladda Farmaajo Ay Ka Go’an Tahay Inay Dagaal Kusoo Qaaddo Somaliland…” Golaha Wasiirrad Somaliland Oo Qoraal Luuqad Adag Ku Qoran Ka Jawaabay Faro-Gelinta Soomaaliya
September 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Kal-fadhigii 21-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...
-
Wiil Uu Dhalay Marxuun Madaxweyne Cigaal Oo Dhul Ku Haysta Ganacsato Reer Berbera Ah + Cabirka Dhulka Iyo Halka Uu Ku Yaallo
September 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Wiil uu dhalay Madaxweynihii labaad ee Somaliland marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo lagu magacaabo Cali...
-
Qorshe Xukuumaddu Ku Doonayso In La Joojiyo Shidaalka Itoobiya Ka Yimaadda Oo Guux Ka Abuuray Balligubadle
September 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland, ayaa doonaysa in la joojiyo shidaal ka yimaada Waddanka Itoobiya oo lagu cashuuro magaalada...
-
Wasiir Sacad Oo Sheegay In Soomaaliya Culays Ku Hayso Somaliland Eedana Ku Sagootiyay Michael Keating
September 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Soomaaliya ku hawlan tahay baabi’inta...
-
DAAWO: “Gaas Inuu Somaliland Yimaado Xukuumadda Ka Masuul Ah…” Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Safarkii Uu Madaxweynaha Puntland Ku Yimid Gobolka Sanaag
September 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed Dahab oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Mareykanka Iyo Midowga Afrika Oo Mar Ku Dhowaaday Inay Aqoonsadaan Somaliland
June 30, 2022(SLT-Washington)-Kaaliyihii hore ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanayd Afrika, Jendayi Frazer, ayaa sharraxaad ka...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton


