Bahda Cadaaladda Somaliland oo Ku Heshiyey Qabsoomidda Shirarkooda
Maanta waxaa xarunta Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dhacay kulan muhiim ah oo ay iskugu yimaaddeen...
-
DAAWO: “Dawaladdda Sucuudiga Waxa Ay Garwsatay Xidhiidhkii Iyo Walaalnimadii Inaga Dhaxaysay….” Somaliland Oo Si Weyn Looga Taageeray Boqortooyadda Sucuudiga
September 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay hadal ka jeediyay xaflad loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga...
-
Ciidamo La Wareegay Xarunta Dawlada Hoose Ee Boorama + Xaalada Borama Oo Kacsan Iyo Sababta.
September 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Wararka naga soo gaadhaya magaaladaBoorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in dawlada Hoose ee Boorama...
-
DAAWO: “Qof Leh Faysal Waa Tuug Waa In Uu Igu Soo Caddeeyaa…” Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland
September 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddomiyaha xisbiga UCID oo xalay ka qayb galay xaflad oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku...
-
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xalay Ka Qayb Galay Xaflad Loogu Dabaal-dagaayay Xuska Aas-aaska Boqortooyadda
September 24, 2018Hargeysa (Somalilandtoday)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliand, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xalay ka qayb galay xaflad...
-
Xisbiga WADDANI Oo Guddi U Magacaabay Wada-Hadalada Doorashooyinka Ee Xisbiyadda Iyo Madaxweynaha
September 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa guddi u magacaabay wada-hadalada doorashooyinka ee xisbiyadda. Halkan hoose...
-
Xogo Ku Saabsan Kulan Xalay Madaxtooyadda Ku Dhex-maray Xisbiyadda Qaranka Iyo Madaxweyne Biixi Iyo Arrimaha Lagaga Wada-hadlay
September 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Kulan saddex geesood ah oo xalay Madaxtooyada Somaliland ku dhex-maray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo hoggaaminaayey...
-
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga Rasmiga Ah La Dhisayo Dekedda Cusub Ee Berbera
September 24, 2018(SLT-Berbera)-Mareeyaha Dekadaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi,ayaa ku dhawaaqay wakhtiga rasmiga ah ee la dhagax dhigayo dhismaha...
-
Mareykanka Oo Beeniyay In Uu Ku Lug Lahaa Weerarkii Ka Dhacay Iiraan
September 24, 2018(SLT-Washington)-Dowladda Mareykanka ayaa beenisay eedeeyn uga timid xukuumadda Iiraan oo ahayd in ay ka dambeeyeen weerar...
-
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Shariif Sheekh Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhaca Muqdisho
September 24, 2018(SLT-Muqdisho)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dilal ka soo cusboonaaday caasimada dalka...
-
Markab Muhaajiriinta Badbaadin Jiray Oo Diiwaan-galintii Lagala Noqday
September 24, 2018(SLT-Italy)-Markab samatobixinta ka shaqaynayay oo ka hawlgalayay badda Mediterranean-ka ayaa diiwaan galintii lagala laabtay, arrintaas oo...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Mareykanka Iyo Midowga Afrika Oo Mar Ku Dhowaaday Inay Aqoonsadaan Somaliland
June 30, 2022(SLT-Washington)-Kaaliyihii hore ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanayd Afrika, Jendayi Frazer, ayaa sharraxaad ka...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton


