Imaaraadka Carabta oo beeniyay inay isku dhici gaadheen diyaaraha Emitares iyo Ethiopian Airlines
Shirkada diyaaradaha ee Emitrates ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay war ay baahisay Hay’adda Duulista iyo...
-
Hay’adda Mukhabaraadka Maraykanka Ee CIA Oo Soo Bandhigtay Inuu Amray Dilkii Jamal Khashooggi Boqor Sugaha Sacuudiga Ee Maxamed Bin Salmaan.
November 17, 2018(SLT-Washington)Hay’adda sirdoonka dhexe ee Mareykanka ee CIA, ayaa go’aamisay in dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu...
-
Qunsulkii Itoobiya U Fadhiyay Somaliland Oo U Ambo-baxay Addis Ababa Iyo Bedelkiisa Oo La Filayo Inuu Soo Gaadho Hargeysa
November 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa bedeshay qunsulkii u qaabilsanaa Somaliland Brigader General Berhe Tesfaye, ka dib...
-
Warbixinta UN Monitoring Oo Soo Bandhigtay Aragtida Dawlada Imaaraadka Carabta Ee Maalgashiga Dekedda Berbera Iyo Sida Ay Puntland Uga Dheeraysay Somaliland Dacaayada Dagaalka Tuko-raq
November 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabataynta hubka ee Ereteriya iyo Soomaaliya ee UN Monitoring...
-
Dawladda Farmaajo Oo Faashil Diblomaasiyadeed Kala Kulantay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Ka Diiday Dalabkii Cuna-Qabataynta Hubka
November 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa dawladda Soomaaliya ee Madaxweyne Farmaajo ka diiday in Soomaaliya laga khafiifiyo...
-
Wasiir Ku Margaday Su’aalo Laga waydiiyay Warbixin Qaramada Midoobay Soo Saartay Oo Somaliland Ku Eedaysay Inay Jidh-dil U Gaystay Maxaabiis Reer Puntland Ah
November 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa ku margaday in uu jawaab waafi ah ka...
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Dhabaha Madaarka Laascaanood.
November 17, 2018(SLT-Laascaanood)-Wasiirka Arrimaha Gudaha JSl Maxamed Kaahin Axmed oo ay Weheliyaan Wafti Wasiiro ah iyo Gudida Nabadaynta...
-
“Waa Markii Kowaad Ee Jabhad Hubaysani Ka Goosato Ciidammada Qaranka, Waa Markii Kowaad Madaxweynaha Puntland Yimaado Somaliland Oo Uu Shirkii Golaha Wasiirrada Ku Qabsado Waa Markii Kowaad…” Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan
November 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah mudenayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa si weyn...
-
Boqorka Beelaha Daarood Oo Soo Gaadhey Gobolka Sool Iyo Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhaweeyay
November 17, 2018(SLT-Laascaanood)-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta soo gaadhey gobolka Sool. Waxaana boqorka meel...
-
Xukuumadda Muuse Biixi: Sannad kadib. Waxay ku uruuraysa weedhi ahayd “Ma sidaan moodayay mise siday noqotay”.!
November 17, 2018Sannad ayaa u dhammaaday Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi. 21-November 2017-kii ayuu Koomiishanku ugu dhawaaqay Murashaxiintii KULMIYE....
-
DAAWO: “Dagaalkii Dhuumay Hubkii Ciidanku Haystay Ayaa Laysu Adeegsaday Raali Ayaanu Ku Nahay In Jigjiga Lagu Heshiisiiyo”. Guddoomiyaha Guurtida
November 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay xaaladda dalka, Halkan hoose ka DAAWO
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Bulshada La Jaarka Ah Beerta Madaxweyne Biixi Oo WADDANI Ku Biiray
November 24, 2021 -
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadallo Cadho Leh Kaga Jawaabay Qado Sharaftii Dhawaan Loo Sameeyay Maxamuud Xaashi Iyo Kooxdiisa, Safiir Baashe Cawil Ku Cannaantay
September 2, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dareen cadho leh ka muujiyay...
-
News
Daawo: Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton
July 18, 2021Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Oo Qalab Computer Kala Wareegay Jaamacada Adimton