-
DAAWO: Prof Buubaa Oo Ka Hadlay Sababta Shirkii GARXAJIS Loogu Casuumi Waayey Madax-dhaqameedka Beelaha Habar-jeclo Iyo Habar Awal
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Prof Ismaaciil Maxamed Hurre (Buubaa) ayaa Ka Hadlay Sababta Shirkii Garxajis Loogu Casuumi Waayey Beelaha Habar-jeclo...
-
Dagaal Ka Socda Deeganadii Shidaalka Laga Helay Ee Dalka Itoobiya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
July 3, 2018(SLT-Baabili)-Dagaal xooggan ayaa la sheegayaa inuu ka socdo gudaha magaalada Baabili oo maamul ahaan hoos timaadda...
-
Cullimada Puntland Oo Jihaad Ku Tilmaamay Dagaalka Tuke-raq, Baaq Culus-na U Diray Ciidammadooda
July 3, 2018(SLT-Garoowe)-Cullimada maamulka Puntland ayaa jihaad ku tilmaamay dagaalka ka socda deegaanka Tuke-raq ee gobolka Sool una...
-
Qadar Oo Maal Galinaysa Dekedaha Soomaaliya Iyo Wafti Culus Oo Muqdisho Yimi.
July 3, 2018(SLT-Muqdisho)Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho, kuwaasoo ujeedka socdaalkooda yahay sidii...
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Wareegto Madaxweyne Ku Magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka.
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-156/072018, ku...
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Mas’uul Cusub Magacaabay
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-157/072018, ku...
-
“Siyaadda Qofka Aan Saxiib Ku Lahayn Ee Dadka Marku Ku Danaysto Saydhiya Wuu Ku Khasaara”Proff Cabdi Cali
July 3, 2018(SLT-Hargaysa) Agaasimihii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdi Cali ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga wuxuu...
-
DAAWO: “Annagu Muuse Biixi Madaxwayne Uma Aqoonsanin Ee Waxaan Aanu U Aqaansan Nahay…..” Madax-dhaqameedka Garxajis Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Biixi
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah Madax-dhaqmeedka Somaliland ayaa ka hadlay arrimo kala duwan...
-
DAAWO: “Somaliland Maanta God Madow Ayay Ku Sii Socota”Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar
July 3, 2018(SLT-Hargaysa) Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar oo kamid ah Saladiinta soo jireenka ah ee Somaliland...
-
Boqor Buur-Madow Iyo Madax-dhaqameed Kale Oo Kulan Albaabadu U Xidhan Yahay La Yeeshay Madaxweyne Biixi Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-Madaw) Salaadiin...
-
Xukumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Weftiga Itoobiya
February 20, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay...
-
Maraykanka Oo U Garnaqay Somaliland Iyo Soomaaliya
February 6, 2020(SLT-Washington)-Dawladda Mareykanka oo dawladda fadaraalka Soomaaliya iyo maamul gobolleedada xubnaha ka ah ee shanta ah ku...
-
Bariiska Carruurtayda
March 25, 2020Waxan ahay Hooyo haysata toddoba carruura waxay u dhexeeyaan da’da saddex iyo tobbon jirka iyo saddex...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Abiy Ahmed Oo Soo Bandhigay Khariidadda Soomaaliya Oo Laga Jaray Somaliland
February 17, 2020(SLT-Addis Ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka ku baahiyey khariidad yaab leh oo...
-
Xogo Laga Helay Kulanka Biixi Iyo Farmaajo
February 12, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii u horaysay shalay kulan...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadallo Cadho Leh Kaga Jawaabay Qado Sharaftii Dhawaan Loo Sameeyay Maxamuud Xaashi Iyo Kooxdiisa, Safiir Baashe Cawil Ku Cannaantay
September 2, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dareen cadho leh ka muujiyay...
-
Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Itoobiya Oo Si Wada-Jir Ah Ugu Raad-Jooga Gacan Ku Dhiigle Dil Ka Gaystay
February 6, 2020(SLT-Haws)-Ciidanka booliska gobolka Hawd iyo ciidanka Itoobiya gaar ahaan ciidanka booliska degmada Xarshin ayaa si wada...
-
Fanaaanada Caanka Ah Nimco Dareen Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Hees Ay U Qaaday Maayirka Magaalada Hargeysa Iyo Qaraal Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyay facebook-ga
January 20, 2021(SLT-Hargeysa)-Fanaaanada caanka ah Nimco Dareen ayaa markii horraysay ka hadashay hees ay u qaaday Maayirka magaalada...
-
Itoobiya Oo Si Rasmi Ah U Joojisay Maalgashigii 19% Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Dekeda Berbera + Wargeys Addis Ababa Ka Soo Baxa Oo Warbixin Ka Qoray
March 10, 2020(SLT-Addis Ababa)-Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in...