-
Dowladda Ingariiska Oo Safiir Cusub U Magacawday Soomaaliya
January 4, 2021(SLT-London)-Dowladda Britain ayaa badashay safiirkeedii Soomaaliya Amb, Ben Fender iyadoo soo magacaawday safiir cusub oo noqoneysa...
-
Laba Shirkadood Oo Maanta Shidaalka Soomaaliya Loo Saxeexayo
January 4, 2021(SLT-Muqdisho)-Laba shirkadood ayaa la filayaa in maanta loo saxeexo qodista shidaalka Soomaaliya, ayada oo kulan arrintaas...
-
Cod Sir Ah Oo Laga Duubay Trump
January 4, 2021 -
Ganacsato Danyar Ah Oo Ka Qaylisay Cabasho Ay Ka Qabaan Dad Gaar Ah Oo Kooto Loogu Xidhayo Muuska Ka Yimadda Itoobiya Iyo Farriin Ay Direen
January 4, 2021(SLT-Hargeysa)-Dadka danyarta ah eek a ganacsada Khudaarta gaar ahaan Muuska ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxa ay...
-
“Farmaajo Ayaa Jabuuti U Saxeexay Inay Biyo Ka Qaadato Somaliland, Maanta Taladii Meel Kali Ah Ayay Ku Ururtay Waxaana Wax Lala Yaabo Ah Hadalkii Xanafta Lahaa Ee Madaweynaha” Mujaahid Cabdisalaan Yaasiin
January 4, 2021(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo ka mid ah Aqoonyahannada Somaliland iyo aasaasayaasha Bar-kulanka Somaliland-jire oo horena...
-
Guddoomiye Cirro Oo Guddi Cusub Magacaabay
January 4, 2021 -
War-bixin Sheegtay In Xukuumaddu Sannadkii dhamaaday 70.000 Kun Oo Dollar Ku Bixisay In Laga Difaaco Baraha Bulshada
January 4, 2021(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay sannadkii dhamaaday ee 2020 lacag badan ku bixisay waxa loogu...
-
Nin Soomaali Ah Oo Hinaaso Darteed Loogu Dilay Dal Ku Yaalla Yurub
January 4, 2021(SLT-Geneva)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa nin Soomaali ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay Magaalada...
-
Armenia Oo Qiratay Jabkii Ka Soo Gaadhay Dagaalkii Ay La Gashay Azerbaijan
January 3, 2021Dowladda Armenia ayaa waxa ay soo tabisay in dagaalkii lixda todobaad socday ee ay sanadkii hore...