-
Abiy Axmed oo maanta safar ku tegay dalka Jabuuti
January 11, 2026Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa safar shaqo maanta ku tegay dalka Jabuuti, waxaana qaabilay Madaxweynaha Jabuuti...
-
Suuriya iyo Israa’iil oo heshiis wada-gaadhay
January 6, 2026Dawladaha Suuriya iyo Israa’iil oo wadahalo uu Maraykanku dhexdhexaadinayo ay uga socdeen magaalada Paris ee dalka...
-
Wasiirka Arrimaha Dibedda Israa’iil oo booqasho rasmi ah ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland
January 6, 2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Wasiirka...
-
Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Venesuela oo maanta la horgaynayo Maxkamad ku taalla magaalada New York
January 5, 2026Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Venesuela Nicolas Maduro iyo xaaskiisii ayaa mar dhawayd laga qaaday...
-
Warsidaha caalamiga ah ee Jewish News Syndicate oo daabacay warbixin ballaadhan oo si qoto dheer u falanqaynaysa aqoonsigii Israa’iil siisay Somaliland
January 5, 2026Warsidaha caalamiga ah ee Jewish News Syndicate (JNS), ayaa daabacay warbixin ballaadhan oo si qoto dheer...
-
Somaliland oo Taageertay Tallaabada uu Maraykanku Kusoo Qabtay Madaxweynihii Venezuela
January 5, 2026Xukuumada Somaliland ayaa taageertay tallaabadii ay ciidamada Maraykanku Kusoo qabteen Madaxweynihi hore ee dalka Venezuela, Nicolas...
-
Khabiir sare ka tirsan Mac-hadka American Enterprise Institute ee dalka Maraykanka oo taageeray in si rasmi ah loo aqoonsado dalka Jamhuuriyadda Somaliland
January 3, 2026Khabiir la yidhaahdo Ilan Berman oo ah khabiir sare ka tirsan Mac-hadka American Enterprise Institute ee...
-
Trump oo ku dhawaaqay inay gacanta ku soo dhigeen madaxweynihii dalka Venezuela iyo xaaskiisa
January 3, 2026Mareykanka ayaa horey abaalmarin dhan 50 milyan oo doollar u dul dhigay Nicolas Maduro, taas oo...
-
Afti lagu go’aaminayo madax-bannaanida koonfurta Yemen oo la qabanayo
January 2, 2026Hoggaamiyaha Golaha Koonfurta Yemen (STC), Aidarous al-Zubaidi oo Imaaraadka uu tageeerro , ayaa ku dhawaaqay in...
-
Amiirka Qatar oo dhex dhexaadin ka dhex billaabay dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga iyo madaxweynaha Imaaraadka Carabta
January 2, 2026Amiirka Qatar Tamim bin Hamad ayaa dhex dhexaadin ka dhex billaabay dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga, Maxamed Bin...


