-
Imaaraadka Carabta Oo Shaaciyay Inay Hakiyeen Weerarada Ka Dhanka Ee Xutiyiinta Yemen
July 2, 2018(SLT-Dubai)-Dowlada imaaraadka carabta ayaa sheegtay in la hakiyey duulaankii ay xulufada ay sucuudigu horkacayaan ay ku...
-
Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika Oo Ku Shiraya Dalka Mauritaniya
July 2, 2018(SLT-Mauritaniya)-Hoggaamiyeyaasha qaaradda Afrika ayaa maanta ku shiraya magaalada Nowkot ee dalka Mauritaniya, waxaana lagu wadaa in...
-
Dowladda Mareykanka Oo Ku Baaqday In Kuuriyada Waqooyi Ay Burburiso Niyukleerka
July 2, 2018(SLT-Washington)-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Kuuriyada Waqooyi laga doonayo in ay muujiso wada shaqayn buuxda oo...
-
Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Waraysi Xasaasi Ah Oo Uu Siiyay Idaacadda BBC-da Kaga Hadlay Shirka Garxajis Iyo Qodobada Ka Soo Baxay
July 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii guddiga qaban-qaabada shir weynihii beelaha Garxajis Caaqil Rashiid Caaqiil Maxamed Jaambiir ayaa ka hadlay qodobada...
-
Qaramada Midoobay Oo Soo Bandhigtay Tirada Dadka Ku Barakacay Dagaalka Tuka-raq, Kana Dayrisay Xaaladda Ka Taagan Deegaankaasi
July 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Peter De Clerk ayaa...
-
DAAWO: Qayska Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Sheegay In Maayirka Berbera Dhul Ka Qaadayo
July 1, 2018(SLT-Berbera)-Qayska Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Sheegay In Maayirka Berbera Dhul Ka Qaadayo, Halkan hoose ka...
-
DAAWO: Jenaral Morgan Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuke-raq, Farriin Hanjabaad Ah U Soo Diray Somaliland
July 1, 2018(SLT-Garoowe)-Jenaral Morgan Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuke-raq, Farriin Hanjabaad Ah U Soo Diray Somaliland, Halkan hoose...
-
DAAWO: Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Beelaha Garxajis
July 1, 2018(SLT-Gacan-libaax)-Shir 9 Maalmood ee La Soo Dhaafay Buurta Gacan Libaax uga socday Mid Ka mid ah...
-
DAAWO: Somaliland Oo Laga Mamnuucayo Baraha Bulshada Iyo Sababta
July 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirrada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Isgaadhsiinta YaasiinMaxamuud (Faratoon) iyo Cabdiwali Suufi oo si wada jir ah warbaahinta...
-
Maayirka Degmada Ceel-Afweyn oo Ka Hadlay Khasaaraha Dhabta ah ee Ka Dhashay Is-rasaasayn Dhexmartay Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyo Beeleed.
July 1, 2018(SLT-Sanaag)-Maayarka magaalada Ceelafweyn Cabdiraxiin Aw Yuusuf Axmed ayaa xaqiijiyay in qof shacab ah iyo hal askari...


