-
Madaxweyne Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Caawa Yeelanaya Kulan Fool-Ka-Fool Ah
January 11, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa la filayaa...
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Diiday In Ay Is-casilaan
January 11, 2020(SLT-Hargeysa)-Guddiga Doorashooyinka ayaa la sheegay inay diideen inay xilka iska casilaan, waxaanay si caadi ah oo...
-
“Taariikhda Daraawiish Dadka Kama Dhaxayso Waxaa Iska Leh Jamhuuriyadda Somaliland…” Badhasaabka Gobolka Sool
January 11, 2020(SLT-Laascaanood)-Badhasaabka gobolka Sool ayaa sheegay in taariikhda hal-gameyaashii Daraawiish aanay ka dhaxaynin bulshadda Soomaalida oo dhan....
-
War Degdeg Ah: Tifaftiraha Horn Cable Oo La Xukumay
January 11, 2020(SLT-Hargeysa)-Suxufi Cabdiqaadir Cismaan Casayr(Coday) oo ah tifatiraha Horn Cable TV ayaa saaka maxkamaddu ku xukuntay 1...
-
Mooshin La Xidhiidha Aqoonsiga Somaliland Oo Loo Gudbiyey Baarlamaanka Ingiriiska
January 11, 2020(SLT-London)-Baarlamaanka Dalka Ingiriiska ayaa la horgeeyey mooshin lagaga dalbanayo inay aqoonsadaan qaddiyada madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland, kaasoo...
-
IRAN Oo Qiratay Inay Soo Riday Diyaaraddii Dadka Badan Ku Dhinteen
January 11, 2020(SLT-Tehran)-Dowladda Iran ayaa qiratay in si aan ula kac aheyn ay u soo rideen diyaaraddii rakaabka...
-
Suldaankii Boqortooyadda Cumaan Suldaan Qaaboos Oo Geeriyootay
January 11, 2020(SLT-Cumaan)-Suldaan Qaboos Bin Saciid oo ahaa Suldaankii Boqortooyada Cumaan ayaa geeriyooday sida laga soo xigtay Telefishinka...
-
“Boqor Buurmadoow Haddii Aad Joojin Waydo Waxaad Waddo Wallaahi Gacan Ayaan Kaaga Shaqayn Doonaa…” Suldaan Si Adag Uga Hadlay Boqor Buurmadow
January 10, 2020Deg Deg “Boqor Buurmadoow Hadaad Joojin Waydo Waxaad Waddo Walaahay Gacan Ayaan Kaaga Shaqayn Doonaan,Dawladduna Hawsheeda...
-
Raysal Wasaaraha CIRAAQ Oo Qaaday Tallaabadii Ugu Horreysay Ee Lagu Eryayo Ciidamada Mareykanka
January 10, 2020(SLT-Baqdaad)-Raysal wasaaraha Iraq Adel Abdul Mahdi ayaa maanta sheegay inuu xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo...
-
Qodobada Lagaga Hadlay Kulankii Galabta Ee FARMAAJO Iyo Isaias Afwerki
January 10, 2020(SLT-Asmara)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa galabta kulankii...